Qaamuuska Asalka
gambaraash
MagacLafdheeri
Macnaha
Socod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraash.
Erayo la-mid ah
gambalaali1. Qalalaase. 2. Damaa-shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- …gambarShey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya,…gambaysanWax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.gambaysashold gambaysad, gambaysi.gambaysnaanld gambaysnaansho.gambaysnaansho/dh ld gambaysnaan.gambaysoGambo madax saarasho.gambisnaansho/dh ld gembisnaan.

