Qaamuuska Asalka
gambalaali
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qalalaase. 2. Damaa-shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mayso.
Erayo la-mid ah
gambarShey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya,…gambaraashSocod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraash.gambaysanWax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.gambaysashold gambaysad, gambaysi.gambaysnaanld gambaysnaansho.gambaysnaansho/dh ld gambaysnaan.gambaysoGambo madax saarasho.gambisnaansho/dh ld gembisnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
