Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galtibbixi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Qof galtinimo ka saarid.

Erayo la-mid ah

galtiQof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.galtibbaxQof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.galtibbixidld galtibbax¹.galtimacruufQof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.galtinnimoGalti ahaansho.galtiyadHaweeney tagtay degaan aanay dhaqankiisa aqoon.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms