Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galtiyad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Haweeney tagtay degaan aanay dhaqankiisa aqoon.

Erayo la-mid ah

galtiQof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.galtibbaxQof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsasho.galtibbixiQof galtinimo ka saarid.galtibbixidld galtibbax¹.galtimacruufQof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahayn.galtinnimoGalti ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms