Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gamuuxan

(-xnaa, -xnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuman.

Erayo la-mid ah

gamuunUl yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo…gamuuneeGemuun ku ganid.gamuurnaansho/dh ld gamuuxnaan.gamuuxG. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld ga…gamuuxWax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuu…gamuuxidld gamuurid, gumuuxid, guxuumid.gamuuxnaanld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux-naanshogamuuxnaansho/dh ld gamuuxnaan.gannad¹
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms