Qaamuuska Asalka
gamuunee
(-neeyay, -naysay)Falg2
Macnaha
Gemuun ku ganid.
Erayo la-mid ah
gamuunUl yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyoā¦gamuurnaansho/dh ld gamuuxnaan.gamuuxG. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gaā¦gamuuxWax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuuā¦gamuuxanWax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guā¦gamuuxidld gamuurid, gumuuxid, guxuumid.gamuuxnaanld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux-naanshogamuuxnaansho/dh ld gamuuxnaan.gannad¹

