0

gabbalee

f g2 (-leeyay, -leysay)

Gabbalo yeelasho.

0

gabbaleyn

m f dh

Eeg: gabbalee

0

gabbalgaab

m l

Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.

0

gabbalgaabad

m l

Eeg: gabbalgaab

0

gabbalgaabsad

m l

Eeg: gabbalgaabsasho

0

gabbalgaabsasho

m f dh

ld gabbalgaabsad, gabbalgaabsi.

0

gabbalgaabsi

m l

Eeg: gabbalgaabsasho

0

gabbalgaabso

f mg3 (-saday, -satay)

Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho.

0

gabbaljiif

m l

1. Gabbalgaab. 2. Qof wahsi badan oo aan shaqada jecleyn.

0

gabbalsiidhac

m l

Eeg: qorraxdhac

0

gabbar

f g1 (-ray, -rtay)

Cid gabbaro siin.

0

gabbaro

m dh (-ooyin, m.l)

Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.

0

gabbasho

m f dh

ld gabbad¹, gabbood, gambad, gambasho.

0

gabbi

f g2 (-iyay, -isay)

Nabar la soo tuuray balfin, weecin, celin.

0

gabbigabbi

m dh u

Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.

0

gabbin

m f dh

ld gabbis.

0

gabbis

m l

Eeg: gabbin

0

gabbo

f mg3 (-baday, -batay)

Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo².

0

gabboo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Eeg: gabbo

0

gabbood

m l

Eeg: gabbasho

0

gabcid

m f dh

Eeg: gabac²

0

gabdhomid

m f dh

Eeg: gabdhon

0

gabdhon

f mg1 (-omay, -ontay; -omi)

Daadasho, hoorid (roob).

0

gabee

f g2 (-beeyay, -beysay)

1. Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo. 2. Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.

0

gabeyn

m f dh

Eeg: gabee

0

gabeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).

0

gabeysnaan

m f dh

ld gabeysnaansho.

0

gabgab

m dh sh r

G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.

0

gabgabbi

m dh u

Eeg: gabbigabbi

0

gabgable

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof gabgab sameeya.

0

gabgablee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

1. Gabgab samayn. 2. Falal cagajuglayn cid loola yimaado.

0

gabgableyn

m f dh

Eeg: gabgablee

0

gabid

m f dh

ld gabniin, gebid.

0

gabiib

m dh kh

Dhul carro san ah oo aan qaniin lahayn. ld gebiib.

0

gabiyo

m l (jool.)

Carro tuulka ku samaysma webiga labadiisa dacal marka uu fataho.

0

gablami

f g2 (-iyay, -isay)

Cid gablan ka dhigid. ld goblami.

0

gablamid

m f dh

ld goblamid.

0

gablamin

m f dh

ld goblamin.

0

gablan

m l kh

Qof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.

0

gablannimo

m dh

Gablan ahaansho. ld goblannimo.

0

gablee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.

0

gabley

m dh

Nooc shimbiraha ka mid ah; habas.

0

gableyn

m f dh

Eeg: gablee

0

gableyshimbir

m dh

Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.

0

gablool

m l kh

Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.

0

gabloolid

m f dh

ld gabtoolid.

0

gabne

m l

Eeg: gabbaan²

0

gabniin

m l

Eeg: gabid

0

gabno

m dh

Eeg: gabbaan²

0

gaboobid

m f dh

Eeg: gabow²

0

gabood

m dh

Dulmi; gardarro, eex.

0

gaboodfal

m l

1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.

0

gaboodfalid

m f dh

ld gaboodfal¹ (2).

0

gabooley

m dh

Ragga gabooyaha ku hubeysan.

0

gabooy

m l

Eeg: gaboy

0

gabooyaale

m l

Qof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.

0

gabooyaaley

m dh

Eeg: gabooyaale

0

gabooye

m l (-yayaal, m.l/dh)

Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.

0

gabooyo

m l

Eeg: gabooye

0

gabow

m l

Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.

0

gabowsho

m l

Gabow; gaboobid.

0

gaboy

m l (gaboy, m.dh)

Qof ugaarsiga ku nool. ld gabooy.

0

gabraar

m l (-ro, m.dh)

Nin ugaarsada.

0

gabraarad

m l

Eeg: gabraarasho

0

gabraarasho

m f dh

ld gabraarad.

0

gabraarato

m dh u

Dad ugaarsiga ku nool.

0

gabraaro

f g3 (-rtay, -ratay)

Ugaar laysasho.

0

gabramid

m f dh

Eeg: gabran¹

0

gabran

f g4 (-naa, -nayd)

Wax badan oo meel wada fadhiya noqosho.

0

gąbran

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la khayaamay ahaansho (cid).

0

gabranaan

m f dh

ld gabaarnaan, gaabaarnaansho, gabra naansho.

0

gąbranaan

m f dh

ąbran. ld gąbranaansho.

0

gabranaansho

m l

/dh ld gabranaan.

0

gąbranaansho

m l

/dh ld gąbranaan.

0

gabrar

m l (-rro, m.dh)

Caalir.

0

gabrasho

m f dh

ld gabaarasho.

0

gabrid

m f dh

ąbar.

0

gabro

f g3 (-raday, -ratay)

Nafley badan meel wada fariisasho. ld gabaaro.

0

gabsas

m dh (c.nafl.)

Naasley yar oo gafuur dhuuban, dabo dheer oo duf badan iyo midab casaan xigeen ah leh oo ku nool meelaha jiqda ah; saangur.

0

gabsho

m dh

Caano aad u dhanaanaaday oo isbeddel ku dhacay.

0

gabshoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Gabsho noqosho.

0

gabshood

m f l

Eeg: gabshoo

0

gabto

m dh

Eeg: gablool¹

0

gabtood

m l

Eeg: gablool¹

0

gabtool

m l

Eeg: gablool¹

0

gabtoolid

m dh

Eeg: gabloolid

0

gabxarar

m l

Leg; sakaar.

0

gabxid

m f dh

Eeg: gabax²

0

gabxo

m dh

Meel aan dhir iyo caws midna lahayn oo lamadegaan ah.

0

gabyaa

m l

Nin hal-abuurka maansada yaqaan. ld gabayaa.

0

gabyid

m f dh

Eeg: gabay²

0

gacal

m l u

1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.

0

gacalcun

m l

Cay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld gacalcunid.

0

gacalcunid

m dh

Eeg: gacalcun

0

gacaliso

m dh

Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).

0

gacaliye

m l

Nin aad loo jecelyahay.gacansaar²

0

gacalnimo

m dh

Gacal ahaansho.

0

gacalo

m dh

; gacaltooyo.

0

gacalsad

m l

Eeg: gacalsasho

0

gacalsasho

m f dh

ld gacalsad, gacalsi.