Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gabraar

(-ro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin ugaarsada.

Erayo la-mid ah

gabraarashold gabraarad.gabraaratoDad ugaarsiga ku nool.gabraaroUgaar laysasho.gabranWax badan oo meel wada fadhiya noqosho.gabranaanld gabaarnaan, gaabaarnaansho, gabra naansho.gabranaansho/dh ld gabranaan.gabrarCaalir.gabrashold gabaarasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms