Qaamuuska Asalka
gabbigabbi
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.
Erayo la-mid ah
gabbaadWax, wax kale looga gabbado.gabbaadsashold gabbaadsi.gabbaadsoka g.: wax gabbaad ka dhigasho.gabbaanG. ah: neef aan caano badan lahayn.gabbaanNooc miisaan ah. ld gabne, gabno, gibbaan.gabbaannimoGabbaan ahaansho. ld gibbaannimo.gabbaatiHanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.gabbaatiHanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka h…

