Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gabbaati

MagacLafdheeri

Macnaha

Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.

Erayo la-mid ah

gabbaadWax, wax kale looga gabbado.gabbaadsashold gabbaadsi.gabbaadsoka g.: wax gabbaad ka dhigasho.gabbaanG. ah: neef aan caano badan lahayn.gabbaanNooc miisaan ah. ld gabne, gabno, gibbaan.gabbaannimoGabbaan ahaansho. ld gibbaannimo.gabbadXantoobo.gabbalQorrax sii dhaceysa.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms