Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gacaliso

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).

Erayo la-mid ah

gacal1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm…gacalcunCay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld…gacaliyeNin aad loo jecelyahay.gacansaar²gacalnimoGacal ahaansho.gacalo; gacaltooyo.gacalsashold gacalsad, gacalsi.gacalsoQof gacal ka dhigasho.gacaltooyoIs jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms