Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gacal

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.

Erayo la-mid ah

gacalcunCay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld…gacalisoQof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).gacaliyeNin aad loo jecelyahay.gacansaar²gacalnimoGacal ahaansho.gacalo; gacaltooyo.gacalsashold gacalsad, gacalsi.gacalsoQof gacal ka dhigasho.gacaltooyoIs jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms