Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gacalcun

MagacLafdheeri

Macnaha

Cay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld gacalcunid.

Erayo la-mid ah

gacal1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm…gacalisoQof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).gacaliyeNin aad loo jecelyahay.gacansaar²gacalnimoGacal ahaansho.gacalo; gacaltooyo.gacalsashold gacalsad, gacalsi.gacalsoQof gacal ka dhigasho.gacaltooyoIs jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms