Qaamuuska Asalka
gabood
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dulmi; gardarro, eex.
Erayo la-mid ah
gaboodfal1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid…gaboodfalKu g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.gaboodfalidld gaboodfal¹ (2).gabooleyRagga gabooyaha ku hubeysan.gabooyaaleQof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.gabooyeGalka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.gabowDuqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer nool…gabow1. Muddo badan noolaansho. 2. Da' weyn oo aan wax la qabsan …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
