Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gablan

MagacLafdheerikh

Macnaha

Qof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.

Erayo la-mid ah

gablamiCid gablan ka dhigid. ld goblami.gablamidld goblamid.gablaminld goblamin.gablannimoGablan ahaansho. ld goblannimo.gableeSocod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.gableyNooc shimbiraha ka mid ah; habas.gableyshimbirCiyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda la…gabloolCandho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms