Qaamuuska Asalka
gablamin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld goblamin.
Erayo la-mid ah
gablamiCid gablan ka dhigid. ld goblami.gablamidld goblamid.gablanQof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.gablan1. Qof carruurtii ka le'atay noqosho. 2. Qof gaboobay oo aanā¦gablannimoGablan ahaansho. ld goblannimo.gableeSocod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.gableyNooc shimbiraha ka mid ah; habas.gableyshimbirCiyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laā¦

