Qaamuuska Asalka

gabee

(-beeyay, -beysay)
Falg2

1. Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo. 2. Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.