Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gabgable

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof gabgab sameeya.

Erayo la-mid ah

gabgabG. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.gabgablee1. Gabgab samayn. 2. Falal cagajuglayn cid loola yimaado.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms