0

silicsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: silacsan

0

silicsanaan

m dh

Eeg: silacsanaan

0

silicsanaansho

m l

/dh ld silacsanaan.

0

silif

m dh (-fyo, m.dh)

Caraf ka soo baxda cunto la karinayo.

0

silifsasho

m f dh

Eeg: silifso

0

silifso

f g3 (-saday, -satay)

Wax urkiisa sanka la raacid.

0

silig

m l

Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.

0

siligle

m l

Hab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.

0

siliglee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Si siligle ah u ordid (geel).

0

siligleyn

m f dh

egg siliglee. ld siligleys.

0

siligleys

m l

Eeg: siligleyn

0

silikeyt

m l (-tyo, m.dh)

(kiim.) Iskudhisyo tiro badan oo leh ayoonno bireed iyo iskudhisyo silikon-ogsijiin oo kakan. Silikeytyo badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhagaxda iyo macdanta.

0

siliq

m dh (-qyo, m.dh)

Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.

0

siliqle

m l

Hab uu u socdo neef geel ah oo seeto dheeri ku xiran tahay.

0

siliqlee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).

0

siliqleyn

m f dh

ld siliqleys.

0

siliqleys

m l

Eeg: siliqleyn

0

siliqsad

m l

Eeg: siliqsasho

0

siliqsasho

m dh

ld siliqsad, siliqsi, siniqsad, siniqsasho, siniqsi.

0

siliqsi

m l

Eeg: siniqsi

0

siliqso

f mg3 (-saday, -satay)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.

0

silis

m l (-syo, m.dh)

Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun-ta ku xirtaan.

0

sillan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: silloon

0

sillanaan

m dh

Eeg: silloonaan

0

sillanaansho

m l

/dh ld silloonaan.

0

silloon

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax dhaqan iyo dabci aan fiicnayn leh ahaansho. ld sillan.

0

silloonaan

m f dh

ld sillaanaan, sillanaansho, silloonaansho.

0

silloonaansho

m l

/dh ld silloonaan.

0

silqo

m dh

Nooc kalluunka waaweyn ka mid ah oo midab hurdi ah leh.

0

silsil

m l

1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.

0

silsilad

m dh (-do, m.l)

1. Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale oo middiiba mid ku gudajirto. 2. Taxane gabay ama maadees ama sheeko.

0

silsilad-cunto

m dh (baay.)

Beddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo maraysa dariiqad taxana ah oo noolayaasha mid waliba cunayo ka ka hooseeya ee silsiladda, isagana uu cunayo kan ka sarreeyaa. Haddaba dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, iyada oo iyagana ay cunaan hilbo cunayaasha kala duwani.

0

silsiladayn

m f dh

Eeg: silsiladee

0

silsiladee

f g2 (-deeyay, -daysay)

Nafley silsilad ku xirid.

0

silsilid

m f dh

Eeg: silsil²

0

siman

f mg4 (-mnaa, -mnayd)

1. Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho. 2. Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho. 3. Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan².

0

simbayr

m dh

1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo. 3. Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.

0

simbiir

f g1 (-ray, -rtay)

1. dhinac u kufid. 2. Cid khilaafid.

0

simbiirid

m f dh

Eeg: simbiir²

0

simbiriirixad

m l

Eeg: simbiriirixasho

0

simbiriirixasho

m f dh

ld simbiriirixad.

0

simbiriirixi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.

0

simbiriirixin

m f dh

Eeg: simbiriirixi

0

simbiriirixo

m dh

1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.

0

simbiriirixoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Meel simbiriirixo ah ku kufid.

0

simid

m f dh

Eeg: sin²

0

siminaar

m l (-ryo, m.dh)

Tababar muddo gaaban socda.

0

simuum

m l (juqr.)

Carabi. Dabayl kulul, qallalan ama meerkac dabayleed oo ka dhacda xilliyada Gu'ga iyo xagaaga saxaaraha iyo lama degaanta Carabta, waxa inta badan la socda qaddar cufan oo bataax ah oo yareeya ragtida xoogaa mitirro ah ama inta badan eber, marmarka qaarkoodna beddela qaabka meelaha ay marayso.

0

sin

f g1 (-imay, -intay; -imi)

1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.

0

sin-dur

m dh (daaw.)

Mudidda ilaa muruqa dhexdiisa (cirbad).

0

sinaab

m l (-bbo, m.dh)

(c.nafl.) Barta ay ku kulmaan laba dareenwade oo deris ah,taas oo ah inta u dhaxaysa dhammaadka miiq dareenwade iyo fadhaq dareenwadaha kan ku xiga. Sinaabyada xuubabka labada unug aad ayey isugu dhawyihiin. Gujada dareenwaduhu waxay kaga gudubtaa sinaabka miiq dareenwadaha caaradiisa oo soo daaya walax dareen-mootiye; taas oo dhex gesha ugana gudubta dululaatiga sinaab fadhaq dareenka dareenwadaha ku xiga.

0

sinaad

m l

Qiime; sicir.

0

sinan

f mg4 (-nnaa, -nnayd)

Eeg: siman²

0

sinaysasho

m f dh

Eeg: sinayso

0

sinayso

f mg3 (-stay, -satay)

Ka s.: sino samayn.

0

sinbayr

m dh

Eeg: simbayr

0

sindadabyo

m dh

Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo.

0

sindheer

m dh kh

S. ah: gabar ku jirta da'da 15-18 sano oo aan weli hilibeysan.

0

sindi

m l (-iyo, m.dh)

Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.

0

sindiiq

m l

Qof diimo badan sheegta; gaal; kaafir.

0

sindiiqnimo

m dh

Sindiiq ahaansho.

0

sineemo

m dh

Eeg: shineemo

0

siniin

m dh w

Eeg: sano

0

siniqsad

m l

Eeg: siliqsasho

0

siniqsasho

m f dh

Eeg: siliqsasho

0

siniqsi

m l

Eeg: siliqsasho

0

siniqso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: siliqso

0

sinjaar

f mg1 (-ray, -rtay)

1. Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid. 2. Deris si wanaagsan ula dhaqmid.

0

sinjaarid

m f dh

Eeg: sinjaar²

0

sinji

m l

1. Aslalkii hore ee laga soo jeeday. 2. Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.

0

sinjibiil

m dh

Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.

0

sinjidhaan

m l (-ammo/-nyo, m.dh)

1. Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay. 2. Qof xun.

0

sinjidhaannimo

m dh

Sinjidhaan ahaansho.

0

sinjifaquuq

m l

Kala soocidda dad midab lagu kala sooco.

0

sinjifaquuqid

m f dh

Eeg: sinjifaquuq²

0

sinmid

m f dh

Eeg: siman¹

0

sinnaan

m f dh

Eeg: simnaan

0

sinnaansho

m l

/dh ld simnaan.

0

sinni

m l

Sicir; qiime.

0

sino

m dh

Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.

0

sinsaaro

m dh

Eeg: sinsaaryo

0

sinsaaryo

m dh

Nooc ka mid ah tabaha legdanka oo qofka inta sinta la saaro la legdo. ld sinsaaro.

0

sintaacsasho

m dh

Eeg: sitaacsasho

0

sintaacso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: sitaacso

0

sintaar

m dh u

Maanyoodka Yibraha, marka ay samaanyo ka rabaan wiil dhashay.

0

siq

f mg1 (-qay, -qday)

Iyadoo la fadhiyo in yar meel ka durkid.

0

siqasho

m f dh

Eeg: siqo

0

siqid

m f dh

Eeg: siq

0

siqiir

m l

Eeg: saqiir¹

0

siqiirid

m f dh

Eeg: saqiirid

0

siqiirnimo

m dh

Eeg: saqiirnimo

0

siqo

f mg3 (-qday, -qatay)

1. Iyadoo la fadhiyo in yar durkid. 2. Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.

0

siqsiq

f mg1 (-qay, -qday)

Ka s.: ceeb ka dhowrsasho.

0

siqsiqid

m f dh

Eeg: siqsiq

0

sir

f g1 (-ray, -rtay)

Cid khiyaamayn.

0

siraad

f g1 (-day, -dday)

Wax iftiin kee-naya shidid.

0

siraadan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Wax la siraaday ahaansho.

0

siraadasho

m f dh

Eeg: siraado

0

siraadid

m f dh

Eeg: siraad²

0

siraadkor

m l

Ka samatabbaxa dhibaato cid haysata.