Qaamuuska Asalka
simbayr
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo. 3. Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.
Erayo la-mid ah
simbiirIs-afgaranshawaa; iskhilaaf. 2. Firo.simbiir1. dhinac u kufid. 2. Cid khilaafid.simbiriirixashold simbiriirixad.simbiriirixiCid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.simbiriirixo1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo q…simbiriirixoCid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.simbiriirixooMeel simbiriirixo ah ku kufid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
