Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

simbiriirixi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.

Erayo la-mid ah

simbayr1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u b…simbiirIs-afgaranshawaa; iskhilaaf. 2. Firo.simbiir1. dhinac u kufid. 2. Cid khilaafid.simbiriirixashold simbiriirixad.simbiriirixo1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo q…simbiriirixoCid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.simbiriirixooMeel simbiriirixo ah ku kufid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms