Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

simbiriirixo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.

Erayo la-mid ah

simbayr1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u b…simbiirIs-afgaranshawaa; iskhilaaf. 2. Firo.simbiir1. dhinac u kufid. 2. Cid khilaafid.simbiriirixashold simbiriirixad.simbiriirixiCid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.simbiriirixooMeel simbiriirixo ah ku kufid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms