Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

silsil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo. 2. Biyo yar oo badar lagu mayro.

Erayo la-mid ah

silsilad1. Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale …silsilad(juqr.) Layn buuro is haysta, oo fig leh ama aan lahayn, buu…silsilad-cuntoBeddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo ma…silsiladeeNafley silsilad ku xirid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms