Qaamuuska Asalka
silsilad-cunto
(baay.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Beddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo maraysa dariiqad taxana ah oo noolayaasha mid waliba cunayo ka ka hooseeya ee silsiladda, isagana uu cunayo kan ka sarreeyaa. Haddaba dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, iyada oo iyagana ay cunaan hilbo cunayaasha kala duwani.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
