Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

siraad

(-day, -dday)
Falg1

Macnaha

Wax iftiin kee-naya shidid.

Erayo la-mid ah

siraadanWax la siraaday ahaansho.siraadkorKa samatabbaxa dhibaato cid haysata.siraadkorDhibaato cid haysata ka samatabbixid.siraadnaanld siraadnaansho.siraadnaansho/dh ld siraadnaan.siraadoWax iftiin-sasho.siraaj(1).siranKu s.: wax khatalmay noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms