Qaamuuska Asalka
siraaj
MagacLafdheeri
Macnaha
(1).
Erayo la-mid ah
siraadWax iftiin kee-naya shidid.siraad1. ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo …siraadanWax la siraaday ahaansho.siraadkorKa samatabbaxa dhibaato cid haysata.siraadkorDhibaato cid haysata ka samatabbixid.siraadnaanld siraadnaansho.siraadnaansho/dh ld siraadnaan.siraadoWax iftiin-sasho.

