Words starting with 'S'
3,161 Somali words beginning with 'S' — page 32 of 32.
suuroobid
ld suurtoobid.
suurow
Wax dhici kara noqosho. ld suurtow².
suursan
Wax hurdo dheer ku jira ahaansho.
suursanaan
ld suur-sanaansho.
suursanaansho
/dh ld suursanaan.
suus
1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.
suusacsanaansho
/dh ld suusucsanaan.
suusuc
Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.
suusuci
Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.
suusucid
ld suusacid.
suusucin
ld suusacin.
suusucsan
Caano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.
suusucsanaan
ld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
suusucsanaansho
/dh ld suusucsanaan.
suusucsasho
ld suusacsasho.
suusucso
Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.
suux
Nafley miyir beelid.
suuxdin
1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
suuxi
1. Nafley wax miyir beelay ka dhigid. 2. Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.
suuxsan
Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
suuxsanaan
ld suuxsanaansho.
suuxsanaansho
/dh ld suuxsanaan.
suwiye
Kawaanle.
suxufinnimo
Suxufi ahaansho.
suxul
Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
suxulduub
1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub².
suxulduubid
ld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.
suxursaaxur
S. ah: qof qaawan oo aan oogadiisa wax dhar ahi saarnayn.
suxuur
Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.
suxuurasho
ld suxuu-rad.
suxuuri
Cid suxuur siin.
suxuuro
Suxuur cunid.
suyuc
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
suyucsan
Wax suyucay ahaansho.
suyucsanaan
ld suyuc-sanaansho.
suyucsanaansho
/dh ld suyucsanaan.

