Erayo la-mid ah
suuxNafley miyir beelid.suuxdin1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suux…suuxdinIsbeddel shaqo maskaxeed oo lagu yaqaan miyir beel iyo qalla…suuxi1. Nafley wax miyir beelay ka dhigid. 2. Nafley daawo dareen…suuxsanNafley wax la suuxiyey ahaansho.suuxsanaanld suuxsanaansho.suuxsanaansho/dh ld suuxsanaan.

