Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

suuxdin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.

Erayo la-mid ah

suuxNafley miyir beelid.suuxi1. Nafley wax miyir beelay ka dhigid. 2. Nafley daawo dareen…suuxsanNafley wax la suuxiyey ahaansho.suuxsanaanld suuxsanaansho.suuxsanaansho/dh ld suuxsanaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms