Qaamuuska Asalka
suxuuri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Cid suxuur siin.
Erayo la-mid ah
suxufinnimoSuxufi ahaansho.suxulGacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibaâŚsuxulduub1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suâŚsuxulduub1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadâŚsuxulduubidld suxuulduubš (2), xusulduubid.suxursaaxurS. ah: qof qaawan oo aan oogadiisa wax dhar ahi saarnayn.suxuurBisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dâŚsuxuurashold suxuu-rad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
