Qaamuuska Asalka
suxul
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
Erayo la-mid ah
suxufinnimoSuxufi ahaansho.suxulduub1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suâŚsuxulduub1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashadâŚsuxulduubidld suxuulduubš (2), xusulduubid.suxursaaxurS. ah: qof qaawan oo aan oogadiisa wax dhar ahi saarnayn.suxuurBisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dâŚsuxuurashold suxuu-rad.suxuuriCid suxuur siin.

