Qaamuuska Asalka
suxufinnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Suxufi ahaansho.
Erayo la-mid ah
suxulGacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda diba…suxulduub1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld su…suxulduub1. Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid. 2. U s.: wax qabashad…suxulduubidld suxuulduub¹ (2), xusulduubid.suxursaaxurS. ah: qof qaawan oo aan oogadiisa wax dhar ahi saarnayn.suxuurBisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo d…suxuurashold suxuu-rad.suxuuriCid suxuur siin.

