Qaamuuska Asalka
suusucso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.
Erayo la-mid ah
suus1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la…suusBololid iyo jajabid ilko ama lafo.suusacsanaansho/dh ld suusucsanaan.suusucCaano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.suusucCaano suusuc noqosho. ld suusac².suusuciCaano suusac ka dhigid. ld suusaci.suusucidld suusacid.suusucinld suusacin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
