Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

suusuc

MagacLafdheerikh

Macnaha

Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.

Erayo la-mid ah

suus1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la…suusBololid iyo jajabid ilko ama lafo.suusacsanaansho/dh ld suusucsanaan.suusuciCaano suusac ka dhigid. ld suusaci.suusucidld suusacid.suusucinld suusacin.suusucsanCaano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.suusucsanaanld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms