Qaamuuska Asalka
suusuci
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.
Erayo la-mid ah
suus1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la…suusBololid iyo jajabid ilko ama lafo.suusacsanaansho/dh ld suusucsanaan.suusucCaano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.suusucCaano suusuc noqosho. ld suusac².suusucidld suusacid.suusucinld suusacin.suusucsanCaano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
