Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

suus

MagacLafdheeri

Macnaha

1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.

Erayo la-mid ah

suusacsanaansho/dh ld suusucsanaan.suusucCaano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹.suusucCaano suusuc noqosho. ld suusac².suusuciCaano suusac ka dhigid. ld suusaci.suusucidld suusacid.suusucinld suusacin.suusucsanCaano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.suusucsanaanld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms