Qaamuuska Asalka
saxan
(-nno/suxuun, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno. 2. Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
Erayo la-mid ah
saxaabDaruur.saxaafadHabka, aqoonta iyo farsama-da loo isticmaalo war lagu baahin…saxaaradSantuuq weyn oo alwaax ka samaysan oo wax lagu rito. ld seex…saxaaxXubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.saxafiQof aqoon u leh cilmiga saxaafadda. ld suxufi.saxal1. Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.2. Waqti dhi…saxansaxoNeecaw qabow, udgoon oo roob soo hooray ka soo hormarta.saxarCad qori, caws ama wax kale ka soo jabay, aad u yar oo dabay…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
