Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saxaafad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Habka, aqoonta iyo farsama-da loo isticmaalo war lagu baahinayo jara'-id.

Erayo la-mid ah

saxaabDaruur.saxaaradSantuuq weyn oo alwaax ka samaysan oo wax lagu rito. ld seex…saxaaxXubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.saxafiQof aqoon u leh cilmiga saxaafadda. ld suxufi.saxal1. Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.2. Waqti dhi…saxanBedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.saxanWax la saxay ahaansho.saxan1. Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cunta…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms