Qaamuuska Asalka
saxansaxo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Neecaw qabow, udgoon oo roob soo hooray ka soo hormarta.
Erayo la-mid ah
saxaabDaruur.saxaafadHabka, aqoonta iyo farsama-da loo isticmaalo war lagu baahin…saxaaradSantuuq weyn oo alwaax ka samaysan oo wax lagu rito. ld seex…saxaaxXubnaha taranka iyo meesha ay ku yaallaan.saxafiQof aqoon u leh cilmiga saxaafadda. ld suxufi.saxal1. Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage.2. Waqti dhi…saxanBedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.saxan1. Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cunta…

