Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sinjibiil

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.

Erayo la-mid ah

sinjaar1. Is-weheshadka iyo wada dhoofka gaadiidka badda. 2. S. ah:…sinjaar1. Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid…sinji1. Aslalkii hore ee laga soo jeeday. 2. Dabci awooweyaasha l…sinjidhaan1. Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay…sinjidhaannimoSinjidhaan ahaansho.sinjifaquuqKala soocidda dad midab lagu kala sooco.sinjifaquuqCid midab takoorid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms