Qaamuuska Asalka
silifso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax urkiisa sanka la raacid.
Erayo la-mid ah
silicdilyaynld silacdilyayn, silicdilyo.silicdilyeeSi nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.silicdilyoSi nacdiir leh oo cid wax loo yeelo. ld silicdilyayn.silicsanaansho/dh ld silacsanaan.silifCaraf ka soo baxda cunto la karinayo.siligDaliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.siligleHab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.siligleeSi siligle ah u ordid (geel).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
