Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

silacsanaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan-sho.

Erayo la-mid ah

silaaxQalabka lagu dagaallamo.silacDhib; rafaad; saxariir. ld silic.silacCid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.silacsanWax silic hayo ahaansho. ld silicsan.silacsanaansho/dh ld silacsanaan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms