Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

silaax

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Qalabka lagu dagaallamo.

Erayo la-mid ah

silacDhib; rafaad; saxariir. ld silic.silacCid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.silacsanWax silic hayo ahaansho. ld silicsan.silacsanaanld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan-sho.silacsanaansho/dh ld silacsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms