Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

silac

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhib; rafaad; saxariir. ld silic.

Erayo la-mid ah

silaaxQalabka lagu dagaallamo.silacsanWax silic hayo ahaansho. ld silicsan.silacsanaanld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan-sho.silacsanaansho/dh ld silacsanaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms