Qaamuuska Asalka
shineemo
(-ooyin. m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Golaha filimada lagu daawado. 2. Filin. ld sinee-mo.
Erayo la-mid ah
shin1. Waqti. 2. Sid.shindhaladSh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil)…shinni1. Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh…shinnidhaabAwlallada qolalkooda yaryar oo shinnidu malabka ku kaydsato.shinrimidld shinrin¹ (2).shinrin1. Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay. 2.…shinrinNeef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.shinsashold shinsad, shinsi.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
