Qaamuuska Asalka
shinrin
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay. 2. ld shinrimid.
Erayo la-mid ah
shin1. Waqti. 2. Sid.shindhaladSh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil)…shineemo1. Golaha filimada lagu daawado. 2. Filin. ld sinee-mo.shinni1. Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh…shinnidhaabAwlallada qolalkooda yaryar oo shinnidu malabka ku kaydsato.shinrimidld shinrin¹ (2).shinsashold shinsad, shinsi.shinshinHilib karshin ah.

