Qaamuuska Asalka
shinni
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa. 2. Abuur; firi.
Erayo la-mid ah
shin1. Waqti. 2. Sid.shindhaladSh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil)…shineemo1. Golaha filimada lagu daawado. 2. Filin. ld sinee-mo.shinnidhaabAwlallada qolalkooda yaryar oo shinnidu malabka ku kaydsato.shinrimidld shinrin¹ (2).shinrin1. Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay. 2.…shinrinNeef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.shinsashold shinsad, shinsi.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
