Qaamuuska Asalka
shin
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Waqti. 2. Sid.
Erayo la-mid ah
shindhaladSh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil)…shineemo1. Golaha filimada lagu daawado. 2. Filin. ld sinee-mo.shinni1. Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh…shinnidhaabAwlallada qolalkooda yaryar oo shinnidu malabka ku kaydsato.shinrimidld shinrin¹ (2).shinrin1. Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay. 2.…shinrinNeef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.shinsashold shinsad, shinsi.

