Qaamuuska Asalka
siliq
(-qyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
Erayo la-mid ah
silicdilyaynld silacdilyayn, silicdilyo.silicdilyeeSi nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.silicdilyoSi nacdiir leh oo cid wax loo yeelo. ld silicdilyayn.silicsanaansho/dh ld silacsanaan.silifCaraf ka soo baxda cunto la karinayo.silifsoWax urkiisa sanka la raacid.siligDaliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.siligleHab geelu u socdo marka uu seetaysan yahay; sulsul.

