0

qolobdhabasho

m f dh

ld qolobdhabad.

0

qolobdhabo

f mg3 (-obday, -obatay)

Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.

0

qolof

m l

/dh (-lfo, m.l) 1. Dubka sare ee geedaha. 2. Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan. 3. Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.

0

qolofaysasho

m dh

Eeg: qolfaysasho

0

qolofayso

f mg3 (-stay, -satay)

Eeg: qolfayso

0

qolofdhacsad

m l

Eeg: qolofdhacsasho

0

qolofdhacsasho

m f dh

ld qolofdhacsad, qolofdhacsi.

0

qolofdhacsi

m l

Eeg: qolofdhacsasho

0

qolofdhacso

f mg3 (-saday, -satay)

1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dhicid.

0

qolofqab

m l

Beejoqab; buryaqab.

0

qoloqolee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Dad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saarid.

0

qoloqoleyn

m f dh

ld qoloqoleys.

0

qoloqoleys

m l

Eeg: qoloqoleyn

0

qoloqolo

m dh

Kala bixidda ay ummad meel wada deggan qabiil qabiil u sii kala baxdo.

0

qolqol

f g1 (-olay, -oshay)

1. Aqal kala qoqobid. 2. Nirig carrab ka jeexid.

0

qolqolan

f mg4 (-lnaa, -lnayd)

Nirig naaska laga goynayo wax carrabka laga dalooliyay ahaansho.

0

qolqolid

m f dh

Eeg: qolqol²

0

qolti

m dh

Hal caano badan leh (geel).

0

qombob

m l

Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.

0

qombobid

m f dh

Eeg: qombob²

0

qombobsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax qombobay ahaansho.

0

qombobsanaan

m f dh

ld qombobsanaansho.

0

qombobsanaansho

m l

/dh ld qombobsanaan.

0

qommod

m l

Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.

0

qommodsad

m l

Eeg: qommodsasho

0

qommodsasho

m f dh

ld qommodsad, qommodsi, qummudsad, qummudsasho.

0

qommodsi

m l

Eeg: qommodsasho

0

qommodso

f g3 (-saday, -satay)

Maqaar qommod ka dhigasho. ld qummudso.

0

qondhacaysasho

m f dh

ld qondhacaysi.

0

qondhacaysi

m l

Eeg: qondhacaysasho

0

qondhacayso

f mg3 (-stay, -satay)

Qondhaco isu dhigid (nafley).

0

qondhaco

m dh

Kulaylka cadceedda subaxdii.

0

qonfid

m f dh

Eeg: qonof²

0

qonof

m l

Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.

0

qoo

f g2 (-ooyay, -oysay)

Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.

0

qoob

m l (-bab, m.l)

1. Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh. 2. Anqow. 3. Taakada kabaha.

0

qoobad

m dh (-do, m.l)

Hooy, xero iwm oo aad ciriiri u ah.

0

qoobley

m dh u

Naasley qoobab leh oo had iyo jeer qabitimay orodka dhulka bannaanada ah. Waa daaqcune u nool kooxo.

0

qooddi

m l

Cabbir beereed dhan 25 mitir oo dhinac walba ah.

0

qoode

m l

1. Kal; mar. 2. Wadiiqo yar lo'du sameyso. 3. ld qoodeyn.

0

qoodee

f mg2 (-deeyay, -deysay)

Xoolo si isdabajoog ah u socosho.

0

qoodeyn

m f dh

ld qoode (4).

0

qoodeysasho

m f dh

ld qoodeysi.

0

qoodeysi

m l

Eeg: qoodeysasho

0

qoodeyso

f g3 (-stay, -satay)

Wax kaltan u gelid.

0

qoodo

m dh

Mindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.

0

qoodow

m l

Dabaggaalle; uunrays.

0

qoofal

m l

1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.

0

qoofalan

f mg4 (-lnaa, -lnayd)

Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).

0

qoofalid

m f dh

ld qoofal¹ (2).

0

qoofalnaan

m f dh

ld qoofalnaansho.

0

qoofalnaansho

m l

/dh ld qoofalnaan.

0

qoofar

m l

Nooc libaax badeedka ka mid ah oo aad halis u ah.

0

qool

m l (-lal, m.l)

1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro. 2. Ul weyn. 3. Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.

0

qoolaab

m l

1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.

0

qoolaaban

f mg1 (-bmay, -bantay)

1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay noqosho.

0

qoolaabasho

m f dh

Eeg: qoolaabo

0

qoolaabid

m f dh

1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².

0

qoolaabmid

m f dh

Eeg: qoolaaban¹

0

qoolaabnaan

m f dh

ld qoolaabnaansho.

0

qoolaabnaansho

m l

/dh ld qoolaabnaan.

0

qoolaabo

f g3 (-btay, -batay)

Dab shidasho.

0

qoolaati

m l

Eeg: qoolati

0

qoolaaw

f g1 (-way, -wday)

Eeg: qoolaab²

0

qoolad

m dh

Eeg: qol

0

qoolan

f mg1 (-lmay, -lantay; -lmi)

Xarig wax la qoolay noqosho.

0

qoolati

m l

Geed dheer oo aan qodax lahayn oo caleemo cagaaran iyo hoos qabow leh. ld qoolaati.

0

qooli

f g2 (-iyay, -isay)

Suun ama xarig siriq u sameyn.

0

qoolid

m f dh

Eeg: qool²

0

qoolin

m f dh

Eeg: qooli

0

qoollaalli

m l

1. ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego. 2. Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.

0

qoollaalliyid

m f dh

ld qoollaalli¹ (1).

0

qoolley

m dh

Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.

0

qoolli

f g2 (-iyay, -isay)

Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.

0

qoollin

m f dh

687qoollis

0

qoollis

m l

Eeg: qoollin

0

qoolmid

m f dh

Eeg: qoolan¹

0

qoolnaan

m f dh

ld qoolnaansho.

0

qoolnaansho

m l

/dh ld qoolnaan.

0

qoomammayn

m f dh

ld qoomammays.

0

qoomammays

m l

Eeg: qoomammayn

0

qoomammee

f mg2 (-meeyay, -maysay)

Gef la sameeyey ka xumaansho.

0

qoomammo

m dh

Shallayto qof gef sameeyey ku dhacda.

0

qooman

f mg1 (-oonmay, -oomantay; - oonmi)

Wax qooni gaartay noqosho (nafley).

0

qoombi

m l (-iyaal/-iyo, m.dh)

Xubinta uu malayga ka neefsado.

0

qoombin

m f dh

Eeg: qoombi²

0

qoomid

m f dh

Eeg: qoon³

0

qoomman

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax qooni gaartay ahaansho (nafley).

0

qoommanaan

m f dh

ld qoommanaansho.

0

qoommanaansho

m l

/dh ld qoommanaan.

0

qoon

m l (-ooman, m.l)

Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.

0

qoon4

f mg1 (-nmay, -nantay)

Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).

0

qoondayn

m f dh

Eeg: qoondee

0

qoondaysasho

m f dh

Eeg: qoondayso

0

qoondaysi

m l

Eeg: qoondaysasho

0

qoondayso

f g3 (-stay, -satay)

Wax qorsheysasho.

0

qoondee

f g2 (-deeyay, -daysay)

Wax qorsheyn.

0

qoone

m l u

1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela. 3. Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.

0

qoonmid

m f dh

Eeg: qoon4

0

qoonqoon

m l

Geed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu dhisto leh.